horyaal.net » note

Hees: Riyaalow Aaway Weeye
Hees:

Heestan oo magaceeda la yidhaa RIYAALOW AAWAY WEEYE, soona baxday 29-3-2009 . Waa erayadii iyo laxankii C/risaaq Ibraahim ( ALPHO ), luuqdii iyo isku dubaridkii Maxamuud Nuur iyo gacantii Maxamed Xuseen.

La Wadaag Dhagaysteyaasha Barnaamij Aad Duubtay
Dhagaysteyaasha gudaha Somaliland iyo dibeddaba ku dhaqan, waxaan ogaysiinaynaa inaan shebekeddan ama website-kan aan soo gelindoonto haddii ay hayaan barnaamij, dood ama sheeko ay doonayaan inay la wadaagaan dhagaysteyaasha kale.

Soo duub una soo dir (email) horyaal.radio @ gmail.com

Yaanay ka badnaan 10 daqiiqo, haddii uu intaa ka batana u qabi laba ama dhowr qaybood

Mar Kale iyo Kulanti Wanaagsan
Waxaa farxad noo ah inaan mar kale soo dhawayno dhagaysteyaashayada. Barnaamijyada Radio Haddii aad ku nooshahay Somaliland iyo guud ahaan Geeska Afrika, waxaad Horyaal ka dhagaysan kartaa mowjadaha hoos ku qoran. Haddii kale halkan ka dhagayso barnaamijyada oo duuban.

We are delighted to welcome you back. You will be able to listen our programs over the air if you live in Somaliland. If not, we will be posting a recorded version online on this site.

9885Khz Oo U Dhiganta

SW 2 — 31 METERBAND

Digital Radio – 9.88

Help! – Ma maqli karo …
<textarea id="myflaver" style="width:500px;height:80px;border:#fff;background-color:#fff;padding:4px;color:#000">…</textarea>

Cillad dad badani ka cawdaan ayaa ah codka oo sidii wax degdegaya ah ama rikood cajaladdii cunaya oo kale. Xalkeedu waa adiga oo kombiyuutarkaaga galiya borogaraamka Flash-ka noociisa ugu dambeeyay. Si aad taa u samayso riix badhanka cas ee hoos ka muuqda.

Haddii aad wax cillad ah kala kulantay maqalka barnaamijyada ee duuban ee website aan soo gelino, fadlan halkan ku soo sheeg cilladda oo faahfaahsan. Eeg sanduuqa dusha ee laynka casi ku wareegsanyahay, haddii aad ku dhex aragto qoraal halkaa ku qoran (Your Flash version:) soo raaci farriintaada. Waad na soo waydiin kartaa cilladkasta, hase ahaatee soo faahfaahi. Bogga hore ee webisteka waxaad ku arki kartaa barnaamijka maalinwalba oo duuban. Si aad u dhagaysato waa inaad arki kartaa >>   ama sawirka hoos ka muuqda:

Haddii aanay kuu muuqan falaadha cad ee dusha ku tilmaaman, waxaad u baahan tahay Flash Player. Fadlan guji sawirkan, kadib marka aad websiteka gasho, soo download garee Flash Player adiga oo riixaya meesha ay ku qorantahay Agree and install now

Haddii falaadha dusha lagu tilmaamay  ay kuu muuqato, guji si aad u dhagaysato barnaamijka. Haddii wali aanad codka maqli karin, hubi inaan codku ka xidhnayn kombuutarkaaga, haddii uu codku u furanyahayna isku day inaad maqalka codka ee kombuutarkaaga aad kor u qaaddo

Haddii aad wali cillad kala kulmayso oo aanad xalka helin fadlan cilladda oo faahfaahsan halkan hoos ku soo qor si aan kaaga jawaabi karno