Archive for December, 2008

Radio Horyaal Salaasa 23/12/2008

Posted by admin on 23rd December 2008 in podcast

Horyaal Salaasa 23 December 2008

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Warar: Guddoomiyaha Guddida diiwaangelinta oo sheegay in tiradii gobolka Awdal ay ku korodhay 47 kun oo qof (+35%), gobolada Marooddi Jeexna iyo Togdheerna ay midkiiba hoos uga dhaceen 33 kun (-7%) iyo 5 kun (-2%) tirooyinkii ay hore u sheegeen.

Cabdiraxmaan Cabdilqaadir oo ka hadlay go’aanka goobaha dheeraadka ah ee Sanaag oo aan xisbiga talada hayaa kala tashan axsaabta kale.

Wasiirka ka soo jeeda Sanaag bari oo sheegay in aan goobjoogayaal axsaabta kale ah loo baahnayn oo xisbigiisu magacaabi doono dadka goobjoogeyaasha noqonaya.

MP3

Radio Horyaal Isniin 22/12/2008

Posted by admin on 22nd December 2008 in podcast

Horyaal Isniin 22 December 2008

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Warar:

MP3

Radio Horyaal Sabti 20/12/2008

Posted by admin on 20th December 2008 in podcast

Horyaal Sabti 20 December 2008

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Warar:

MP3

Radio Horyaal Khamiis 18/12/2008

Posted by admin on 18th December 2008 in podcast

Horyaal Khamiis 18 December 2008

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Warar: Askari ka tirsan ciidanka badda ee Sanaag ka soo raacay budhcad badeedka oo Berbera lagu xidhay, warar sheegaya in loo haysto isaga oo xanibay Markab ka mida Maraaakiibta xeebaha xaalufiya ee Daahir Riyaale ruqsadaha siiyay. Waraysi taliyaha ciidanka Badda ee Sanaag.

Gabagabadii diiwaangelinta gobolka Togdheer.

MP3

Radio Horyaal Arbaca 17/12/2008

Posted by admin on 17th December 2008 in podcast

Horyaal Arbaca 17 December 2008

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Warar: Guddida diiwaangelinta oo sheegtay tirada iska diiwaangelisay magaalada Burco afartii maalmood ee hore, laakiin weli ma hayaan tirada gobolka oo dhan.

Waraysi: Mudane Siilaanyo waxa la waydiiyay in xisbigoodu socdaaladiisa gobolka u rogay olole siyaasadeed. Maxay tahay aragtidaada ku wajahan in la israaciyo labada gobol ee Sool iyo Sanaag?

Guddoomiye ku xigeenka xisbiga UCID oo ku sugan goboka Togdheer ayaa isna ka jawaabay su’aalo laga waydiiyay hawlaha diiwaangelinta. Waxa la waydiiyay in xisbigiisu taageerayo in wakhtiga diiwaangelinta loo kordhiyo gobolka cillado soo wajahay hawsha awgeed.

Axmed Abokor Xirsi oo si faahfaahsan uga warramay dhibaatooyinka soo wajahay diiwaangelinta gobolka Togdheer.

MP3