Radio Horyaal Salaasa 23/12/2008

23rd December 2008 in podcast

Horyaal Salaasa 23 December 2008

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Warar: Guddoomiyaha Guddida diiwaangelinta oo sheegay in tiradii gobolka Awdal ay ku korodhay 47 kun oo qof (+35%), gobolada Marooddi Jeexna iyo Togdheerna ay midkiiba hoos uga dhaceen 33 kun (-7%) iyo 5 kun (-2%) tirooyinkii ay hore u sheegeen.

Cabdiraxmaan Cabdilqaadir oo ka hadlay go’aanka goobaha dheeraadka ah ee Sanaag oo aan xisbiga talada hayaa kala tashan axsaabta kale.

Wasiirka ka soo jeeda Sanaag bari oo sheegay in aan goobjoogayaal axsaabta kale ah loo baahnayn oo xisbigiisu magacaabi doono dadka goobjoogeyaasha noqonaya.

MP3

Leave a Reply