Radio Horyaal Arbaca 17/12/2008
Horyaal Arbaca 17 December 2008
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Warar: Guddida diiwaangelinta oo sheegtay tirada iska diiwaangelisay magaalada Burco afartii maalmood ee hore, laakiin weli ma hayaan tirada gobolka oo dhan.
Waraysi: Mudane Siilaanyo waxa la waydiiyay in xisbigoodu socdaaladiisa gobolka u rogay olole siyaasadeed. Maxay tahay aragtidaada ku wajahan in la israaciyo labada gobol ee Sool iyo Sanaag?
Guddoomiye ku xigeenka xisbiga UCID oo ku sugan goboka Togdheer ayaa isna ka jawaabay su’aalo laga waydiiyay hawlaha diiwaangelinta. Waxa la waydiiyay in xisbigiisu taageerayo in wakhtiga diiwaangelinta loo kordhiyo gobolka cillado soo wajahay hawsha awgeed.
Axmed Abokor Xirsi oo si faahfaahsan uga warramay dhibaatooyinka soo wajahay diiwaangelinta gobolka Togdheer.
RSS feeds
Subscribe to Horyaal Radio RSS feeds