Radio Horyaal Isniin 29/12/2008
Horyaal Isniin 29 December 2008
To listen to this audio, please download latest version of Adobe Flash Player from here…. Also enable your browser’s javascript.
Warar:
Horyaal Isniin 29 December 2008
To listen to this audio, please download latest version of Adobe Flash Player from here…. Also enable your browser’s javascript.
Warar:
Horyaal Axad 28 December 2008
To listen to this audio, please download latest version of Adobe Flash Player from here…. Also enable your browser’s javascript.
Warar: Cabdirisaaq M. Dubad oo khadka telefoonka kaga waraystay halka diiwaangelintu marayso Xasan Maxamed Cumar (Looshare) oo xubin ka ah komishanka doorashooyinka imikana jooga Ceergaabo.
Xildhibaan Nuur Cismaan Guuleed oo ka warramay mudaharaad ka dhacay Saylac oo lagaga cabanayo xayiraad la saaray shidaalka ka soo degaya dekedda Saylac.
Maxamuud Jaamac Warfaa, Guddoomiye ku xigeenka golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE oo xisbiyada ugu baaqay inay ka tashadaan komishanka doorashooyinka/guddida diiwaangelinta oo ay ka soo baxaan tirooyinka isburinaya.
Horyaal Sabti 27 December 2008
To listen to this audio, please download latest version of Adobe Flash Player from here…. Also enable your browser’s javascript.
Warar:
Horyaal Khamiis 25 December 2008
To listen to this audio, please download latest version of Adobe Flash Player from here…. Also enable your browser’s javascript.
Warar:
Horyaal Arbaca 24 December 2008
To listen to this audio, please download latest version of Adobe Flash Player from here…. Also enable your browser’s javascript.
Warar: Guddoomiyaha Guddida Diiwaangelinta oo tiradii shalay uu sheegay ka noqday kuna tilmaamay khalad madbici ah oo kaga yimid xafiiska Kaydka Xogaha Diiwaangelinta.
Diiwaangelintii oo maanta si rasmi ah uga furantay gobolka Sanaag iyo hawsha oo wali qabyo ah – warbixin uu soo diray weriye Dhuxul.
Md. Riyaale oo hortaagan muwaadin ku guulaystay tartankii shaqada Agaasimaha Xafiiska Kaydka Xogaha Diiwaangelinta.
Cabdiraxmaan Cabdilqaadir Faarax, Guddoomiye ku xigeenka xisbiga KULMIYE oo ka hadlay sicirka shiidaalka oo kor u sii kacaya Somaliland halka dunida uu hoos uga dhacay.
Horyaal Salaasa 23 December 2008
To listen to this audio, please download latest version of Adobe Flash Player from here…. Also enable your browser’s javascript.
Warar: Guddoomiyaha Guddida diiwaangelinta oo sheegay in tiradii gobolka Awdal ay ku korodhay 47 kun oo qof (+35%), gobolada Marooddi Jeexna iyo Togdheerna ay midkiiba hoos uga dhaceen 33 kun (-7%) iyo 5 kun (-2%) tirooyinkii ay hore u sheegeen.
Cabdiraxmaan Cabdilqaadir oo ka hadlay go’aanka goobaha dheeraadka ah ee Sanaag oo aan xisbiga talada hayaa kala tashan axsaabta kale.
Wasiirka ka soo jeeda Sanaag bari oo sheegay in aan goobjoogayaal axsaabta kale ah loo baahnayn oo xisbigiisu magacaabi doono dadka goobjoogeyaasha noqonaya.
Horyaal Isniin 22 December 2008
To listen to this audio, please download latest version of Adobe Flash Player from here…. Also enable your browser’s javascript.
Warar:
Horyaal Sabti 20 December 2008
To listen to this audio, please download latest version of Adobe Flash Player from here…. Also enable your browser’s javascript.
Warar:
Horyaal Khamiis 18 December 2008
To listen to this audio, please download latest version of Adobe Flash Player from here…. Also enable your browser’s javascript.
Warar: Askari ka tirsan ciidanka badda ee Sanaag ka soo raacay budhcad badeedka oo Berbera lagu xidhay, warar sheegaya in loo haysto isaga oo xanibay Markab ka mida Maraaakiibta xeebaha xaalufiya ee Daahir Riyaale ruqsadaha siiyay. Waraysi taliyaha ciidanka Badda ee Sanaag.
Gabagabadii diiwaangelinta gobolka Togdheer.
Horyaal Arbaca 17 December 2008
To listen to this audio, please download latest version of Adobe Flash Player from here…. Also enable your browser’s javascript.
Warar: Guddida diiwaangelinta oo sheegtay tirada iska diiwaangelisay magaalada Burco afartii maalmood ee hore, laakiin weli ma hayaan tirada gobolka oo dhan.
Waraysi: Mudane Siilaanyo waxa la waydiiyay in xisbigoodu socdaaladiisa gobolka u rogay olole siyaasadeed. Maxay tahay aragtidaada ku wajahan in la israaciyo labada gobol ee Sool iyo Sanaag?
Guddoomiye ku xigeenka xisbiga UCID oo ku sugan goboka Togdheer ayaa isna ka jawaabay su’aalo laga waydiiyay hawlaha diiwaangelinta. Waxa la waydiiyay in xisbigiisu taageerayo in wakhtiga diiwaangelinta loo kordhiyo gobolka cillado soo wajahay hawsha awgeed.
Axmed Abokor Xirsi oo si faahfaahsan uga warramay dhibaatooyinka soo wajahay diiwaangelinta gobolka Togdheer.