Archive for November, 2008

Radio Horyaal Salaasa 18/11/2008

Posted by admin on 18th November 2008 in podcast

Horyaal Salaasa 18 November 2008

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Warar: Wefdigii Jamhuuriyadda Jabuuti oo dalka ka dhoofay iyo arrimaha la filayo inay Riyaale ka wada hadleen oo ay ka mid tahay dhoofka xoolaha nool. Wefdi ka socda Safaaradda Faransiiska ee dalka Jabuuti oo dalka yimid. Riyaale oo cashuur ku soo rogay ururada Samafalka ah ee bulshada rayadka ka caawiya arrimaha kala duwan. Warbixin ku saabsan bandoga guddida lagu sheegay guddi Nabadgelyo ee maamulka Riyaale ku soo rogay Burco. Faallo: Dhaqaala sii xumaanaya ee Somaliland sannadihii ugu dambeeyay.

MP3

Radio Horyaal Isniin 17/11/2008

Posted by admin on 17th November 2008 in podcast

Horyaal Isniin 17 November 2008

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Warar: Riyaale oo bando ku soo rogay Burco, iyo nin kale oo Carab ah oo uu u wadato inuu xoolaha u xidho. Shaqaalihii Diiwaangelinta oo cabashooyin sheeganaya. Wefdiga Djibouti.

MP3

Radio Horyaal Axad 16/11/2008

Posted by admin on 16th November 2008 in podcast

Horyaal Axad 16 November 2008

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Warar: Wefdi Djibouti ka socda oo dalka yimid. Gud. Guddida Ganacsatada xoolaha oo ka hadlay dhibaatada wakhtigan ee heshiiska xukuumadda Riyaale ugu xidhay ganacsiga xoolaha ninka sacuudiga ah. Guddoomiyaha Ururka Samafalka ee TAF, Faarax Xariir oo ka warramaya hawlaha ururku qabto iyo shirweynihiisa.

MP3

Radio Horyaal Sabti 15/11/2008

Posted by admin on 15th November 2008 in podcast

Horyaal Sabti 15 November 2008

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Warar: Guddida doorashooyinka oo ka warramay waxyaabaha hortaagan in dib loo bilaabo Diiwaangelinta.
Booliiska kontoroolka Halleeya ee Hargeisa barigeeda oo dhaawac soo gaadhsiiyay xildhibaan Saleebaan Cawil Cali (Bukhaari)

MP3

Radio Horyaal Khamiis 13/11/2008

Posted by admin on 13th November 2008 in podcast

Horyaal Khamiis 13 November 2008

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Warar: Ciidanka Qaranka oo dilay nin adhile ah. Dareeno ka soo baxay nidaamka ay masuuliyiinta xukuumaddu u wadaan sugidda nabadgelyada. Shirkad isgaadhsiin oo laga furay Laascaanood.

MP3