Archive for November, 2008

Radio Horyaal Isniin 24/11/2008

Posted by admin on 24th November 2008 in podcast

Horyaal Isniin 24 November 2008

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Warar: Waraysi Axmed H. Yuusuf Ducaale, Warasysi Guddoomiyaha G. Wakiilada su’aal laga waydiiyay beddelaadda lacagta giimbaarta oo wali aan Riyaale ka hawlgalin inkasta oo uu ku darsaday miisaaniyadihii sannadihii ina dhaafay. Shaqaalihii ajanebiga ahaa ee ka hawlgalayay diiwaangelinta oo dalka yimid.

MP3

Radio Horyaal Axad 23/11/2008

Posted by admin on 23rd November 2008 in podcast

Horyaal Axad 23 November 2008

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Warar: Guddida Doorashooyinka oo ku dhawaaqay taariikhda ay diiwaangelintu dib u furmayso. Dadka ilaa iyo hadda la diiwaangeliyay: 51,538 iyo 133,864. Labada xisbi ee KULMIYE iyo UCID oo dhalliilay qaabka ay u socoto baadhitaanka qaraxyaddii dalka ka dhacay.

MP3

Radio Horyaal Sabti 22/11/2008

Posted by admin on 22nd November 2008 in podcast

Horyaal Sabti 22 November 2008

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Warar: Waraysi Guddoomiye ku xigeenka UCID. Xadhigga sharci darrada ah.

MP3

Radio Horyaal Khamiis 20/11/2008

Posted by admin on 20th November 2008 in podcast

Horyaal Khamiis 20 November 2008

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Warar: Cabanaya Maamulka Riyaale ee qiimaynta Qaramada Midoobay ee ammaanka Somaliland, iyo mowqifka axsaabta waraysi Axmed Siilaanyo, Aadan Mire (Waqaf). Komishanka Doorashooyinka iyo Sool iyo Sanaag bari.

MP3

Radio Horyaal Arbaca 19/11/2008

Posted by admin on 19th November 2008 in podcast

Horyaal Arbaca 19 November 2008

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Warar: Waraysi Cabdicasiis M. Samaale, Gud. Golaha Wakiilada oo sharaxaad ka bixiyay fadhi degdeg ah oo loogu yeedhay Golaha. Maamulka Daahir Riyaale oo ammaanka Somaliland gaadhsiiyay darajadii ugu hoosaysay, wasiirkiisa oo ka cabanaya Qaramada Midoobay.

MP3