Radio Horyaal Axad 23/11/2008
23rd November 2008 in podcast
Horyaal Axad 23 November 2008
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Warar: Guddida Doorashooyinka oo ku dhawaaqay taariikhda ay diiwaangelintu dib u furmayso. Dadka ilaa iyo hadda la diiwaangeliyay: 51,538 iyo 133,864. Labada xisbi ee KULMIYE iyo UCID oo dhalliilay qaabka ay u socoto baadhitaanka qaraxyaddii dalka ka dhacay.
RSS feeds
Subscribe to Horyaal Radio RSS feeds