Archive for November, 2008

Radio Horyaal Axad 30/11/2008

Posted by admin on 30th November 2008 in podcast

Horyaal Axad 30 November 2008

To listen to this audio, please download latest version of Adobe Flash Player from here…. Also enable your browser’s javascript.

Warar: Mudane Riyaale oo ka hadlay qaraxii Hargeysa. Waraysi Suldaan Yuusuf Maxamed Xiiray. Diiwaangelintii oo dib u bilaabmaysa berrito. Markab WFP oo cunto siday oo ku soo xidhay Berbera iyo markab dagaal oo Maraykan ah oo galbinayay.

MP3

Radio Horyaal Sabti 29/11/2008

Posted by admin on 29th November 2008 in podcast

Horyaal Sabti 29 November 2008

To listen to this audio, please download latest version of Adobe Flash Player from here…. Also enable your browser’s javascript.

Warar: Waraysi Gudd. Gobolka Hawd ee KULMIYE. Waraysi Agaasimaha cusbitaalka Hargeysa oo ka warramay dhaawacyada cusbitaalka lagu daweeyay ee dhacdadii Hargeysa. Kulan dhex maray Mud. Riyaale, Mud. Siilaanyo iyo Mud. Faysal. Qayb kale oo qudbadihii laga jeediyay xafladdii loo qabtay Fu’aad Aadan Cadde.

MP3

Radio Horyaal Khamiis 27/11/2008

Posted by admin on 27th November 2008 in podcast

Horyaal Khamiis 27 November 2008

To listen to this audio, please download latest version of Adobe Flash Player from here…. Also enable your browser’s javascript.

Warar: Wasiirkii hore ee Degaanka Fu’aad Aadan Cadde ku biiray xisbiga KULMIYE. Xukuumadda oo soo saartay natiijadda baadhitaankoodii. Fu’aad oo xilka laga qaaday markii uu farta ku fiiqay hantidii loo ururiyay dibudhiska Sool inaan la soo gaadhsiin.

MP3

Radio Horyaal Arbaca 26/11/2008

Posted by admin on 26th November 2008 in podcast

Horyaal Arbaca 26 November 2008

To listen to this audio, please download latest version of Adobe Flash Player from here…. Also enable your browser’s javascript.

Warar: Ganacsatada kooto-diidka ah ee xoolaha nool oo ka warramay dhibaatooyinka uu soo gaadhsiiyay Daahir Riyaale. Cabdillahi Cirro (daakhiliga) oo sheegay inuu soo bandhigi doono waxa uu ku ogaaday baadhitaankii qaraxyada.

MP3

Radio Horyaal Salaasa 25/11/2008

Posted by admin on 25th November 2008 in podcast

Horyaal Salaasa 25 November 2008

To listen to this audio, please download latest version of Adobe Flash Player from here…. Also enable your browser’s javascript.

Warar: Askari ka tirsan ilaalada habeenkii ku wareega Hargeysa oo nin tagsiile ah dilay. Wararkii diiwaangelinta. Siyaasiyiin ka hadlay xafladda asaaskii Jamhuuriya. Xubink ka mida W. Warfaafinta Riyaale oo halkaas ka difaacay NSS-ta ballanqaadyana ka sameeyay inuu keeni doono ciddii falka gaysatay! Warbixi dekedda Berbera.

MP3

Radio Horyaal Isniin 24/11/2008

Posted by admin on 24th November 2008 in podcast

Horyaal Isniin 24 November 2008

To listen to this audio, please download latest version of Adobe Flash Player from here…. Also enable your browser’s javascript.

Warar: Waraysi Axmed H. Yuusuf Ducaale, Warasysi Guddoomiyaha G. Wakiilada su’aal laga waydiiyay beddelaadda lacagta giimbaarta oo wali aan Riyaale ka hawlgalin inkasta oo uu ku darsaday miisaaniyadihii sannadihii ina dhaafay. Shaqaalihii ajanebiga ahaa ee ka hawlgalayay diiwaangelinta oo dalka yimid.

MP3

Radio Horyaal Axad 23/11/2008

Posted by admin on 23rd November 2008 in podcast

Horyaal Axad 23 November 2008

To listen to this audio, please download latest version of Adobe Flash Player from here…. Also enable your browser’s javascript.

Warar: Guddida Doorashooyinka oo ku dhawaaqay taariikhda ay diiwaangelintu dib u furmayso. Dadka ilaa iyo hadda la diiwaangeliyay: 51,538 iyo 133,864. Labada xisbi ee KULMIYE iyo UCID oo dhalliilay qaabka ay u socoto baadhitaanka qaraxyaddii dalka ka dhacay.

MP3

Radio Horyaal Sabti 22/11/2008

Posted by admin on 22nd November 2008 in podcast

Horyaal Sabti 22 November 2008

To listen to this audio, please download latest version of Adobe Flash Player from here…. Also enable your browser’s javascript.

Warar: Waraysi Guddoomiye ku xigeenka UCID. Xadhigga sharci darrada ah.

MP3

Radio Horyaal Khamiis 20/11/2008

Posted by admin on 20th November 2008 in podcast

Horyaal Khamiis 20 November 2008

To listen to this audio, please download latest version of Adobe Flash Player from here…. Also enable your browser’s javascript.

Warar: Cabanaya Maamulka Riyaale ee qiimaynta Qaramada Midoobay ee ammaanka Somaliland, iyo mowqifka axsaabta waraysi Axmed Siilaanyo, Aadan Mire (Waqaf). Komishanka Doorashooyinka iyo Sool iyo Sanaag bari.

MP3

Radio Horyaal Arbaca 19/11/2008

Posted by admin on 19th November 2008 in podcast

Horyaal Arbaca 19 November 2008

To listen to this audio, please download latest version of Adobe Flash Player from here…. Also enable your browser’s javascript.

Warar: Waraysi Cabdicasiis M. Samaale, Gud. Golaha Wakiilada oo sharaxaad ka bixiyay fadhi degdeg ah oo loogu yeedhay Golaha. Maamulka Daahir Riyaale oo ammaanka Somaliland gaadhsiiyay darajadii ugu hoosaysay, wasiirkiisa oo ka cabanaya Qaramada Midoobay.

MP3