La Wadaag Dhagaysteyaasha Barnaamij Aad Duubtay

10th October 2008 in note

Dhagaysteyaasha gudaha Somaliland iyo dibeddaba ku dhaqan, waxaan ogaysiinaynaa inaan shebekeddan ama website-kan aan soo gelindoonto haddii ay hayaan barnaamij, dood ama sheeko ay doonayaan inay la wadaagaan dhagaysteyaasha kale.

  • Soo duub una soo dir (email) horyaal.radio @ gmail.com
  • Yaanay ka badnaan 10 daqiiqo, haddii uu intaa ka batana u qabi laba ama dhowr qaybood

Leave a Reply