Comments on: Help! – Ma maqli karo …

By: jimcaale digaale
jicale digaale

waaryaadhaheen waad mahadsantihiin hawshaad umada somaliland u wadaan lakiin inyara ayaa xagayga ka jirta oo aan warka helin laba cisho kadib ayaan warka helna ee maxagiina mise waa xagayaga bal ciladaa lana soo socodsiiya sidaan uga baxano         mahadsantihiin……….holland nimcaal@hotmail.com

By: Caliciise
ACWW, waxaan doonaya inaan idin ogaysiiyo Xalay oo tariikhdu ahayd 01/02/09 manaan dhegaysan Horyaal oo waxaa jiray cilad farsamo ee bal fadlan eega waxa ka xun markaad istidhaahdo dhegayso waxay soo qoraysa error.

Waad mahadsan tihiin

Caliciise CArdiff uk

By: Muuse
Bacda Salaan Saxiibayaal WAXA AAN Dhagaystaa Idaacadan Codka Xorta ah ee Radio Horyaal, Markaa Caawa oo Axad ah WALI wARKII Maydaan soo galin miyaa mise cilad ayaa timid

By: Ali jama
Marka hore aadbaan idiin salamaya ma hayo wax cilad ah hase ahaatee waxaan fariintaydan ula jeedaa gabadha la yidhaahdo muna

munay salan laakiin waxaan aad ugu qoslay heestii ka midka ahayd barnaamujkii 21.01.09  ee ahayd

ADIGUBA DHARAARAAD KA QOSLAYSAY DHOOSHEE KKKKKKKKK

Xoogaa shimbirawaaqlayn ah waa loo baahnaa dhibka haysta UDUB laakiin dee miyaanay calaacal u yara ekayn (kaftan)

wabilaahi tawfiiq

Ali jama

Oslo

By: ALI KAYSE
Waxaa Jira Cilad illaa xalay ahayd oo ku saabsan marka aad shido falaadha ama aroww>>>>> sidaa oo kale u dhigan, In aad codkii maqlayso laakiin farsamo xaga duubista ah ayaa jirta codkii wuu degdegayaa sidaa darteed Fadlan xalka ka gaadha.

Waad salaamantiin

Bye Cali Kayse.Mid ka mida Dhegaysta yaashiina.